Shirkii Madaxda Soomaalida uga socday Garoowe oo fashil qarka u saaran

Madaxda Maamulada Jubbaland iyo Galmudug Axmed Maxamed Islaam iyo Axmed Ducaale Geelle ayaa ka baaqsaday kulamadii xalay ee shirka Wadatashiga magaalada Garowe, kadib eedo ay ka tirsadeen madaxda dowladda Soomaaliya. Shirkan oo muddo toddobaad ku dhow ka socday magaalada Garowe ayaa lagu guuleysan waayey in xal looga gaaro arrimo xasaasi ah oo looga hadlayey, waxaana … Continue reading Shirkii Madaxda Soomaalida uga socday Garoowe oo fashil qarka u saaran